Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Saddex Sheekh oo la Xukumay


Saddex sheekh oo lagu eedeeyey inay rabshado ka sameeyeen doorashadii baarlamaanka Djibouti ee dhawaan dhacday ayaa maanta lagu xukumay min labo sano oo xabsi ah, labadaas sano ayaa qeyb ka mid ahi ay xabsi adag tahay. Maxkamaddii xukuntay ayaa sidoo kale sheegtay in saddexdaas sheekh ayna wax tartan siyaasadeed ah gali karin.

Dhinaca kale, qareenka saddexdan nin u doodaya ayaa sheegay in raggaas khalad lagu xukumay, xukunkuna uu siyaasadeysnaa.

Wareysiyo arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:25 0:00
XS
SM
MD
LG