Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faroole: Wax Muddo Kororsi ah oo aan Sameynay ma Jirto


Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) oo ku sugan Boosaaso ayaa sheegay in sanadka u haray uu yahay mid sharci ah. Dadka mucaaradka ah ayuu sheegay in ay yihiin rag aan waxba lagu aamini karin.

Dhinaca kale, General Cabdullaahi Siciid Samatar oo ah mid ka mid ah mucaaradka doonaya inay u tartamaan xilka madaxtinimo ayaa sheegay in lasoo gaaray xiligii doorashada Puntland oo ku beegan 8da bisha January ee sanadka cusub.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00
XS
SM
MD
LG