Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USAID: Somaliland Waa la Maal-gashan Karaa


Hay'adda Maraykanka u qaabilsan horumarinta Caalamiga ah ee USAID oo kaashanaysa Wasaaradda Ganacsiga ee Somaliland iyo Rugta Ganacsiga ayaa Maanta Somaliland ku soo bandhigtay Daraasad dhiirigelinaysa Maalgashiga Debedda iyo Fursadaha ka banaan Somaliland gaar ahaan dhinaca maalgashiga.

Daahfurkan ayaa qeyb ka ah mashruuc ay Hay'addani ugu talo gashay kobcinta dhaqaalaha oo ku kacaya illaa 13 Million oo Dollar.

Warbixinta oo faahfaahsan halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00
XS
SM
MD
LG