Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Dabbaaldegga Sanad-guuradii 40aad ee Af-Soomaaliga


Sanadkii 1972 ayey ahayd markii ugu horeysay ee la qoro Afka Soomaaliga, iyada oo dalka Djibouti uu hadda marti galinayo dabbaaldegga sanad guuradii ka soo wareegtay 40 sano.

Sanad-guuradan waxa goobjoog ka ah Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo aqoonyahano ku xeel dheer afka Soomaaliga.

Wareysi arrintaas la xriira hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:02 0:00
XS
SM
MD
LG