Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijyo: Hay'adaha Waxbarshada Soomaaliya


Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku eegayno Hay'adaha Waxbarashada Soomaaliya.

Qeybta 1aad ee barnaamijkan ayaa waxa ay ka hadlaysaa heerka iyo tayada waxbarashada ee dalka Soomaaliya 20-kii sannadood ee la soo dhaafay.

Sahra Abdi Ahmed ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedinaysa.

Qeybtii 1aad ee barnaamijka halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:21 0:00

Qeybta 2aad waxey ku saabsantahay heerarka waxbarasho ee gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Qeybtan oo uu Wariyeheena Xuseen Xassan Dhaqane ku soo diyaariyay magaalada Beledweyne halkan hoose ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG