Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Milateriga Kenya oo Rasaaseeyey Dad ku Ganacsada Suuqa Gaarisa


Magaalda Garissa ayaa waxaa weli ka sii socda rabshadihii shaley ka bilowdey, kadibd markii la diley saddex askari oo Kenyan ah.

Wararka naga soo gaaraya Garissa ayaa sheegaya in militeriga Kenya ay maanta rasaas ku fureen dad isugu soo baxey suuqa Garsisa, halkaas oo ay ku dhaawcmeen 15 ruux.

Wariyaha VOA uga soo warama Woqooyiga Bari ee Kenya, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan nooga soo direy magaalda Garissa.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00
XS
SM
MD
LG