Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriirka Somaliland iyo Ethiopia oo lasii Horumarinayo


Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay kawada shaqeyn doonaan dhinacyada ganacsiga iyo amniga.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay wasiirada ka soo jeeda Somaliland ee la sheegay in laga yaabo in loo magacaabo xukuumaadda cusub ee Dawladda Federaalka Somalia.

Dhinaca kale, xildhibaano kor u dhaafaya ilaa 14 oo ka kala tirsan labada gole ee baarlamaanka Somaliland ayaa ka cawday gaabis kaga yimid labada gobol ee Awdal iyo Salal dhinaca madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.

Wareysi arrimahaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:52 0:00
XS
SM
MD
LG