Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wadahadalladii ONLF iyo Ethiopia oo Burburay


Mid ka mid ah dagaalyahannada ONLF
Mid ka mid ah dagaalyahannada ONLF
Wadahadallo magaalada Nairobi uga socday jabhadda ONLF iyo dowladda Ethiopia ayaa bur-buray.

Cabdiraxmaan Maxamed Sh. Mahdi oo ah ergeyga ONLF u qaabilsan arirmaha dibedda ayaa VOA u sheegay in wadahadalku u burburay kaddib markii dowladda Ethiopia ay shardi ka dhigtay in jabhaddu aqoonsato dastuurka Ethiopia, taasi oo ay ka biyo-diideen.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Gobolka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ku eedeeyey dawladda Eritrea inay culays ku saartay garab ka tirsan ururka ONLF inay ka baxaan wadahadallada ka socday Nairobi. Cabdi wuxuu waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in wadahadalladu ay sii socon karaan oo keliya marka ay jabhaddu aqbasho dastuurka Ethiopia.

Dhageyso labada wareysi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:15:09 0:00

please wait

No media source currently available

0:00 0:15:09 0:00
XS
SM
MD
LG