Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Dowladda oo Soo Qabqabtay 300 oo Qof


Ciidamada Amniga dowladda Somalia ayaa sheegay in hawlgalo ay ka sameeyeen Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ay ku soo qab qabteen in ka badan 300 oo qof oo looga shakiyay argagixiso iyo hub ay ku jireen 37 bombooyinka gacanta laga tuuro ah.

General Cabdilaahi Xasan Bariise oo ah Taliyaha Hoggaanka Baadhista Dambiyada C.I.D ahna Afhayeenka Police ka ayaa VOAda uga waramay howlgalkaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00
XS
SM
MD
LG