Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mahiga iyo d"Urso oo u Hambalyeeyey Mr. Shirdoon


Ergeyga Gaarka ee XGQM ee Arrimaha Somalia, Dr. Augustine Mahiga iyo ka Midowga Yurub Michele C. d'Urso ayaa labaduba sheegay inay la shaqeynayaan Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Somalia.
Dhinaca kale, jaaliyadda Soomaalida ee dalka Switzerland ayaa dhinaceeda soo dhaweysay isbeddelka cusub ee Somalia ka dhacay iyo dhamaadka xiligi KMG ahaa.
Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00
XS
SM
MD
LG