Ugu yaraan sadex qof oo ay ku jirto haweeyney uur leh ayaa ku dhintay madaafiic hoobiyeyaal ah oo xalay saqdii dhexe ku dhacay xaafado ka mid degmooyinka Boondheere iyo Shibis, waana markii ugu horeysay oo hoobiyeyaal lagu weeraro meelo ka mid ah magaalada tan inta ay Somalia ka baxday ku meel gaarnimada.
Warbixin uu wariyeheena Muqdisho Axmed Xassan Colaad nooga soo diray hoobiyeyaashaas halkan hoose ka dhageyso.
Warbixin uu wariyeheena Muqdisho Axmed Xassan Colaad nooga soo diray hoobiyeyaashaas halkan hoose ka dhageyso.