Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxyo ka Dhacay Hotelka Madaxweynaha Cusub


Wararka ka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in labada qarax ay ka dhaceen hotetlka uu deggan yahay madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamud, Madaxweynaha ayaa la sheegayaa inuu bad-qaba.
Qaraxyada ayaa ahaa qaraxyo ismiidaamin ah, ilaa hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxyada.
Wixii warar ah ee ka soo kordha goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa
XS
SM
MD
LG