Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dooranaya madaxweyne cusub oo Soomaaliya yeelato.
Doorashadan waxaa ka qeybgalaya 25 musharrax, waxayna noqonaysaa doorashadii ugu horreysay ee ka dhacda gudaha Soomaaliya muddo 20 sanno ka badan.
Doorashada ayaa ka dhacaysa dugsiga Booliska ee Muqdisho.
Amniga magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey, waxaana jirta saansaan fiican iyo wali rajo ay Soomaalidu ka muujinayaan doorashada maanta.
Madaxweynaha cusub ee maanta la dooran doono ayaa xilka hayn doona muddo afar sanno ah.
Doorashada maanta waxay qeyb ka tahay qorshaha xilliga kala guurka ee la doonayo in Soomaaliya looga saaro KMG-nida.
Baarlamaanka ayaa dhawaan soo doortay guddoomiye cusub.
Dhamaan wararka ku saabsan doorashada maanta, fadlan kala soco VOA.