Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirweynihii Xisbiga Dimoquraadiga oo Furmay


Shirweynihii xisbiga Dimoqraadiga ayaa ka furmay Charlotte, waxaana laga soo jeediyay khudabado aad u xamaasadeysnaa. Dadka khudbaddaha jeediyaya waxaa ka mid ahaa marwada 1aad ee Mareykanka, Michelle Obama.

Cabdiraxmana Yabarow oo ka tirsan laantan Af Soomaaliga ee VOA oo aalaba noo faaqida arimah ku xidhiidha siyaasadaha Mareykanka, ayaan falanqeynaya khudbadihihii Xibiga Dimoqraadiga Mareykanku ay xaley soo bandhigeen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00
XS
SM
MD
LG