Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Martida Makrafoonka


Maritda waxaa caawa marti ku ah Prof. C/wahaab Sheekh C/samad oo ah aqoonyahan ku sugan Nairobi, wuxuuna ka hadlayaa rabshadihii ka dhacay Mombassa ee ka dhashay dilkii wadaadkii dhawaan lagu dilay halkaasi iyo waliba saameynta dilkaasi ku reebay wadanoolaanshaha ka dhaxeeya mujtamaca kala diimaha ah ee ku nool Kenya.

Qeybta kale ee barnaamijkana waxaa marti ku ah Seynab Max'ed Xasan "Seynab Siraad" oo madax u ah hay'adda Minneapolis Foundation, waxayna ka hadlaysaa xaaladda nololeed ee Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.

please wait

No media source currently available

0:00 0:17:01 0:00
XS
SM
MD
LG