Guddiga baarlamaanka ee doorashada madaxweynaha ayaa maanta ku dhawaaqay in doorashada madaxweynaha Soomaaliya ay dhici doonto 10-ka bisha September.
Guddiga ayaa sheegay in qabashada araajida musharrixiinta madaxweynaha ay socon doonto 3-da ilaa 6-da bisha.
Musharrixiin badan ayaa u tartamaya jagada madaxweynenimo, waxaana ku jira, madaxda haatan wakhtigoodu dhammaanayo ee Sheekh Shariif, Shariix Xasan iyo C/weli Gaas.