Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fadumo Cali Nakruuma


Nakruuma
Nakruuma
Barnaamijaka Caweyska Washington waxaa todobaadkan marti noogu ah fanaanada Fadumo Cali Nakruuma.
Qubanayaasha kale ee aad barnaamijka ku maqli doontaanna waxaa ka mid ah.
Kaalintii uu Majaajiliistihii Cabdi Jaylani Malaaq "Marshaale" ku lahaa warbaahinta.
Haweenay da' ah oo cashir lama illaawaana u dhigtay tuugo soo weerartay iyo qodobo kale.

Halkan hoose ka dhagayso barnaamijka oo dhamays tiran.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:16 0:00
XS
SM
MD
LG