Sawirro: Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho
Sawirro Wariye ka tirsan VOAda uu ka soo qaaday qeybaha kala duwan ee suuqa Bakaraha

1
Mid ka mid ah wadooyinka ugu mashquulka badan suuqa Bakaaraha, Mogadishu, Somalia, April 29, 2012. (P. Heinlein/VOA)

2
Filipinos paddle on a small boat they made with used plastic bottles and other recycled materials to join a boat-making competition in Manila, Philippines.

3
Ganacsato xoonsan iyo shaqaale dhismo oo is-dhexgalay Bakaaraha . (P. Heinlein/VOA)

4
isu kala gooshka gaadiidka oo ciriiri ah suuqa Bakaaraha. (P. Heinlein/VOA)