Sawirro: Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho
Sawirro Wariye ka tirsan VOAda uu ka soo qaaday qeybaha kala duwan ee suuqa Bakaraha
5
A car moves through a flooded road during heavy rains at Guwahati in the northeastern Indian state of Assam.
6
Xoogsade u soo qalab qaatay nadaafadda Suuqa Bakaaraha. (P. Heinlein/VOA)
7
Dib u dhis ku socda dhismooyinka dhaadheer ee Bakaaraha ee ku waxyeeloobay dagaalada. (P. Heinlein/VOA)
8
Mid ka mid ah askarta DKMG ah oo ilaalo ka haya suuqa Bakaraha (P. Heinlein/VOA)