Sawirro: Gubashada Suuqa Xamar-Weyne
1
Qeyb ka mid ah Suuqa Xamar Weyne ee uu dabku ka kacay
2
Burburkii uu dabku dhaliyay
3
Ciidamada AMISOM oo ku sugan meesha uu dabku ka dhacay.
4
Khasaaraha uu dabku gaadhsiiyay qaar ka mid ah ganacsigii Suuqa