Abaaraha Soomaaliya
9
Hooyo Marwo Macalinoo quudinaysa gabadheeda Xabiibo Bashir, cisbitaal ku yaalla Dhagaxley, Kenya, July 15, 2011.
10
Wiil yar oo nafaqo-darro hayso oo ku fadhiya dhabta hooyadii, waxay ku sugan yihiin cisbitaal Medecins sans Frontieres ay ku leeyihiin Ceel Wak,Kenya,
11
Abaaraha Soomaaliya
12
Qoys barakacayaal ah oo soo gaadhay xero ku taalla Muqdisho, July 16, 2011