Abaaraha Soomaaliya
13
Laba caruur ah oo ay nafaqo-daro ka muuqato oo dul-saaran miis, cisbitaalka Benaadir ee Muqdisho, (AP)
14
Kumanaan barakacayaal ah oo gaadhay Muqdisho, kaddib markii ay abaaruhu ka soo barakiciyeen koofurta Somalia. July 12, 2011
15
Hooyo kor u haysa cunug ay nafaqo-daro ka muuqato, Cisbitaalka Benaadir.
16
Nin Somali ah oo isaga iyo qoyskiisuba ay fadhiyaan xerada Dhadhaab, wuxuuna ka soo qaxay abaaraha iyo colaadda Somalia, July 5, 2011