Abaaraha Soomaaliya
5
Hooyo la joogta gabadh ay dhashay oo macluul hayso, waxay ku jiraan xerada Ifo ee Kenya
6
Barakacayaal ka soo qaxay koofurta Somalia oo cunto loogu qeybinayo xarun quudin oo ku taalla Mogadishu, July 16, 2011.
7
Haween iyo caruur barakacayaal ah oo ku sugan xero ku taalla Muqdisho.
8
Laba caruur ah oo nafaqo-daro ka muuqato oo ku sugan xero barakacayaal oo ku taalla Muqdisho, July 18, 2011