Sawirro: Mucamar Qaddaafi, 7 June 1942 – 20 October 2011
Sawirro: Taariikh nololeedkii Mucamar Qaddaafi
9
Colonel Qaddaafi oo la sawiran madaxweynihii Tunisia, Habib Bourguiba, 26 January 1974 , Geneva, (AFP)
10
Qaddaafi oo akhrinaya buuggiisii Akhtarka (Cagaaran), 05 January 1984, (AFP).
11
Qaddaafi oo Libya ku soo dhaweynaya Sheikh Zayed bin Sultan al-Nahyann 1979, (AFP).
12
Qaddaafi oo ka qeybalayay Shir ay Kampala ku lahaayeen ururka Midowga Afrika, 04 August 1975 (AFP).