Sawirro: Mucamar Qaddaafi, 7 June 1942 – 20 October 2011
Sawirro: Taariikh nololeedkii Mucamar Qaddaafi
1
Qadaafi oo ka qeybgalaya shir jaamacadda carabtu ku qabatay magaalada Sirte ee dalka Libya, March 28, 2010. (AFP).
2
Mucamer Qaddaafi, 28 Maarso 1986, Tripoli.
3
Mucamer Qaddaafi oo booqasho uga bilaabatay Senegal,03 December 1985 , (AFP).
4
Mucamer Qaddaafi oo ka hadlayay shir jaraaid Paris, 25 November 1973, (AFP).