Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

1
Boliiska Equatorial Guinea's oo xakameynaya taageerayashaa kooxda Equatorial Guinea oo ku sugan banaanka hore ee garoonka "Bata Stadium", oo ay ka dhacday ciyaarta furitaanka tartanka, January 21, 2012.

2
Taageerayaasha Equatorial Guinea oo ka cararaya qiiq ay ku sii daayeen ciidanka boliiska ee garoonka ciyaaraha ee "Bata Stadium", in Bata January 21, 2012.

3
Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012

4
Sawirro: Furitaanka Ciyaaraha waddamada Africa 2012