Sawirro: Kooxda Al-Shabaab
1
Mukhtar Roobow iyo Abu Mansur Al-Amriki oo dhalashadiisu Maraykan tahay oo ka hadlayay shir jaraaid oo ay ku qabteen beer ku taalla Afgooye, May 11, 2011,
2
Haween Taageersan Al-shabaab oo dhigay mudaharaad ay ku taageerayaan isku-biiritaankii Al-shabaab iyo Xisbul-Islaam, Muqdisho, Jan. 1, 211,
3
Sheik Xasan Dahir Aweys iyo Cali Maxamoud Rage oo ku sugan Afgoye, Dec. 27, 2010.
4
Mukhtar Robow Abu Mansur iyo Cali Maxamud Raage (Cali Dheere)