Sawirrada Xajka ee Sanadkan 2010
1
Mid ka mid ah xujeyda oo dul fadhiya dhag ku yaala goobaha barakaysan ee Makka, Saudi Arabia,
2
Mid ka mid ah xujeyda oo Alle baryaya
3
Qaar ka tirsan xujeyda oo duceysanaysa.
4
Minaaraddaha masaajidka Namira