Toddobaadkan iyo Sawirrada Caalamka Nov 1-5 2010
Boggan waxaan idinku soo bandhigaynaa sawirrada caalamka ee toddobaad walba siyaabo kala duwan wararka caalamka ugu jira. Haddaba la saanqaad oo daawo sawir ahaan isbeddellada toddobaad kasta ka dhacaya Daafaha Dunida.
5
香港多个团体在旺角举办悼念李旺阳“被自杀”一周年(美国之音海彦拍摄)
6
Hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada, John Boehner oo u dabaaldagaya guusha xisbigu ka gaaray doorashada, Nov. 2, 2010.
7
Madaxweyne Barack Obama oo habeenkii doorashada taleefon kula hadlaya John Boehner oo madax u ah mudanayaasha xisbiga Jamhuuriga ee aqalka wakiilada, Nov. 2, 2010.
8
Mid ka mid ah beeralayda Pakistani oo qamadi kala hagaya xilliga beerashada, Muzaffargarh ee gobolka Punjab, Pakistan, Nov. 1, 2010.