Toddobaadkan iyo Sawirrada Caalamka Nov 1-5 2010
Boggan waxaan idinku soo bandhigaynaa sawirrada caalamka ee toddobaad walba siyaabo kala duwan wararka caalamka ugu jira. Haddaba la saanqaad oo daawo sawir ahaan isbeddellada toddobaad kasta ka dhacaya Daafaha Dunida.

1
Nin Indonesian ah oo daawanaya qiiiqa ka dhashay foolkaanaha ka qarxay buurta Merapi oo ku taala Kepuharjo, Indonesia, Nov. 3, 2010.

2
Britain's Queen Elizabeth arrives with Prince Philip at Westminster Abbey to celebrate the 60th anniversary of her coronation in London, June 4, 2013.

3
Labada Majaajiliiste ee Stephen Colbert, (Midig) iyo Jon Stewart oo hortaagan banaanbax lagu sameeyo banaanka hore ee aqalka Capitol Hill ee Washington, Oct. 30, 2010.

4
Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka Maori ee dalka New Zealand oo lagu soo dhaweynayo xoghayaha arrimaha dibedda Maryakanka Hillary Rodham Clinton, Nov. 4, 2010 Wellington, New Zealand.