Golaha Senatka Mareykanka ayaa Arbacadi shalay meesha ka saaray dhammaan eedihi uu Aqalka Wakiillada xilka uga xayuubiyay Wasiirka Amniga Gudaha Alejandro Mayorkas.
Dagaallo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamul-goboleedyada Jubaland iyo Konfur-Galbeed ayaa ka dhacay Jubbada Hoose iyo Baay. Dhinaca kale, bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya qabaaillo kala duwan. Cabdicasiis Barrow ayaa faah-faahinaya
Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay inay kalsoonidii iyo taageeraddii kala noqdeen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliay ee ka soo jeeda Puntland. Haddaba sida ay xildhibaanada u arkaan arrinta waxaan ka wareysanay Cali Mahdi Maxamed oo ka mid ah xildhibaanada.
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka waaberigii ay kooxo Macawisley, ah oo ka tirsan dadka deegaanka, ay weerar ku qaadeen saldhig ay leeyihiin maleeshiyada Al-Shabaab oo ku yaalla duleedka degmada Bardaale.
Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
Dowladda Qatar ayaa dib uga fakareysa doorkeeda dhexdhexaadinta Israel iyo Xamaas, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha dalka Arbacadii mar ay magaalada Dooxa shir jaraa’id oo wadajir ah ay qabteen isaga iyo dhiggiisa Turkiga.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhaqaalaha Soomaaliya iyo caqabadaha ku gadaaman, ayada oo wafdi sare oo ka socda dowladda federaalka ay magaalada Washington kulamo kula leeyihiin hay’adaha maaliyadda ee caalamka.
Kuwo kale