Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawadlka Tabinta

Calendar
Jannaayo Febraayo Maarso Abriil May Juun Luuliyo Ogost Sebtembar Oktoobar Nofembar Desembar
Jannaayo 2026
Isn Slsa Arbc Khms Jmc Sbti Axd
29 30 31 1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30 31 1
06:30 - 07:00

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.

16:00 - 17:00

Idaacadda Galabnimo

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

19:00 - 20:00

Idaacadda Fiidnimo

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

XS
SM
MD
LG