Isku xirrada

Dhibaatooyinka Abaaraha iyo Gaajada

Sida Abaaruhu Soomaaliya uga dhigeen meel Macluul Qarka ugu Saaran

Malaayiin qof oo ku nool Afrika ayaan helin cunto ku filan. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka qarka u saaran macluusha. Xaaladda abaarta Kenya ayaa gashay marxalad degdeg ah. Waqooyiga Bari Nigeria ayaa laftiisa laga soo sheegayaa nafaqadarro, halka Koonfur Sudan lagaga dhawaaqay macluul. Tobanaan Milyan oo qof oo qaaradda Afrika ku nool – oo caruur badani ku jirto – ayaan haysan cunto ay quutaan. Laanta af-Soomaaliga VOA waxay samaysay baahin ku saabsan xaaladda adag ee ka jirta Soomaaliya. VOA waxay baahin ka samaysaa guud ahaan qaaradda Afrika oo ay ku eegayso ‘Gaajada ka jirta Afrika’.

Maqal iyo Muuqaal

Wararka

XS
SM
MD
LG