Zelensky oo sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo Ruushka

Madaxweynaha Ukraine Valadamir Zeleniski ayaa muuniyey inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo Ruushka, haddii ayuu yiri, wadahadalkaasi uu soo celinayo xuduudaha waddankaasi, islamarkaana dadkii dhibaatadu kasoo gaartay dagaalka magdhow la siinayo.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Zelensky oo sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo Ruushka