Yemen: Bandhig-faneed loo Sameeyey Caruurta Soomaalida

Yemen: Bandhig-faneed loo Sameeyey Caruurta Soomaalida

Ugu yaraan 4 hay'adood oo ah kuwa taakuleeya dadka qaxootiga ah ayaa sameeyey bandhig-faneed loogu talo galay caruurta Soomaalida

Ugu yaraan 4 hay'adood oo ah kuwa taakuleeya dadka qaxootiga ah ayaa sameeyey bandhig-faneed loogu talo galay caruurta Soomaalida ee ku nool dalka Yemen.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageysto.