Xukuumadda Somaliland oo soo sartay amarro la xiriira doorashada

Doorashada Somaliland

Xukuumadda Somaliland ayaa soo sartay go’aanno iyo amarro la xiriira sugidda amniga iyo habsami u socodka doorashada madaxnimo iyo midda xisbiyada ee Somaliland oo lagu wado inay qabsoonto bisha soo socota.

Amarrada ayaa sidoo kale waxaa ku jira u sinnaanta xisbiyada ee fagaarayaasha ololaha iyo warbaahinta dowladda.

Wariyaha VOA-da Cabdulqadir Maxamed Mursal oo Washington jooga ayaa faahfaainta noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xukuumadda Somaliland oo soo sartay amarro la xiriira doorashada