Xubno Baarlamaanka DKMG ka Tirsan oo la Shiray AMISOM

Xubno Baarlamaanka DKMG ka Tirsan oo la Shiray AMISOM

Kulanka ayaa laga akhriyey warqad uu soo diray Ergeyga Gaarka ee Midowga Afrika, Jerry Rollings, oo uu kaga hadlayey xalinta khilaafka

Kulanka ayaa laga akhriyey warqad uu soo diray Ergeyga Gaarka ee Midowga Afrika, Jerry Rollings, oo uu kaga hadlayey xalinta khilaafka u dhexeeya xubnaha Baarlamaanka ee Somalia.

Xildhibaan Madoobe Nuunow oo shirka ka dib saxaafadda la hadley ayaa rajo ka muujiyey in xal laga gaaro khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Somalia.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.