Xubno Al-Shabaab ah oo xukun dil lagu fuliyey

Shabaab la toogtay

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa maanta dil ku fulisay laba nin oo horey loogu helay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen xubno ka tirsan ciidamada amnga.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Xubno Al-Shabaab ah oo xukun dil lagu fuliyey