Xog ku saabsan askari lagu dilay magaalada Hargeysa

Hargeysa

Dhowr maalmood kahor magaalada Hargeysa waxaa lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada booliska Somaliland, xilli uu howlgal ku jiray, sida uu booliisku sheegay.

Dilka askariga oo ka tirsanaa qaybta booliiska bariga Hargeysa, ayaa qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga ah iyo baraha bulshada waxay ku sheegeen inuu ku saleysnaa aano qabiil, inkastoo ay boolisku beeniyeen.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan kasoo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Xog ku saabsan askari lagu dilay magaalada Hargeysa