Xisbiyada Somaliland oo la kulmay guddiga doorashada

Mucaaradka Somaliland

Xisbiyada siyaasadda Somaliland ee Kulmiye, UCID iyo Waddani ayaa maanta kulan la yeeshay Guddigga Doorashooyinka Somaliland, waxaana halkaasi lagaga wada hadlay diiwan galinta Codbixiyeyaasha.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay soo saaray xeer madaxweyne oo sheegay in diiwanagelinta codbixiyayaasha ay bilaabanto 28-ka bishan.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiyada Somaliland oo la kulmay guddiga doorashada