Madaxa xisbiga mucaaradka Waddani ee gobolka Awal ayaa ku baaqay in xorriyaddooda loo soo celiyo ama maxkamad lasoo taago dhallinyaro loo xiray arrin la xiriirta banaanbax looga soo horjeeday is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland oo bishii hore ka dhacay Boorama.
Mas’uuliyiinta amniga ayaan weli ka jawabain baaqan kasoo yeeray mas’uulkaasi. Warbixintan waxaa inoo soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.
Your browser doesn’t support HTML5
Xisbiga Waddani oo ku baaqay in lasii daayo dhallinyaro lagu xiray Boorama