Xisbiga Waddani oo ka hadlay safarka Muuse Biixi ee Mareykanka

Muuse Biixi

Muuse Biixi

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta ka hadlay safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyagoo sheegay inay soo dhaweynayaan in fagaareyaal caalamiya lagaga hadlo arrinta Somaliland.

Muuse Biixi ayaa waxaa Mareykanka ku casuumay hay’adda daraasaadka siyaasadda ee Heritage Foundation, isaga oo khudbad ka jeediyey xarunta hay’adaas.

Haddaba Xoghaya Caddaaladda ee Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa Hargeysa ugu waramay Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga Waddani oo ka hadlay safarka Muuse Biixi ee Mareykanka