Hargeysa —
Xisbiga Mucaaradka Somaliand ee UCID ayaa sheegay inay sameyn doonaan banaanbax salmi ah, kaasi oo ka dhici doonay gobollada Somaliland balse lama sheegin wakhtiga uu dhacayo.
Dhinaca kale mas’uuliyiinta gobolka Maroodijeex ayaa gànafka ku dhuftay mudaaharaad aan loo haysan ogolaansho sharci ah.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Xisbiga UCID oo ku dhowaaqay banaanbax nabadeed