Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta ka hadlay kulankii xalay ay ku yeesheen Madaxtooyada Somaliland Xisbiyada mucaaridka iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Gudoomiye ku xigeenka koowad ee xisbiga Kulmiye ahna Wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa shirka jaraa’d kadib u waramay Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay kulankii Muuse Biixi iyo mucaaradka