Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay laba doorasho oo iska soo horjeeda oo labadaba ku aadan doorashada hoggaanka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, oo dhowaanahan uu khilaaf ka taagnaa.
Wariyaha VOA-da Mahad Cali Xidir ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo qabtay doorashooyin is-diidan