Xildhibaano soo dhoweeyey odayaasha nabadeynta u tegay Laascaanood

xildhibaanada baarlamanka

Toddobaadkan waxaa magaalada Laascaanood gaaray odayaal dhaqameed ka socda Koonfurta Soomaaliya oo isku dayaya inay colaadda magaaladaas xal u helaan.

Dadaalkaas waxaa soo dhoweeyey xildhibaanno iyo waxgarad ku sugan magaalada Muqdisho.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inooga soo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaano soo dhoweeyey odayaasha nabadeynta u tegay Laascaanood