Xildhibaano ka qeyb-galaya kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab

Macallimuu

Macallimuu

Saraakiil iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa gaaray magaalada Buulaburde halkaas oo deegaannada ka mid ah dhawaan Al-Shabaab laga saaray.

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ka mid ah xubnaha deegaankaasi booqday ayaa safarkooda uga warramay weriyaha VOA Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaano ka qeyb-galaya kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab