Qaar ka mid ah xildhibaannada Goaha Shacabka ee kasoo jeeda maamul goboleedka Koonfur Galbeed oo warbaahinta la hadlay ayaa walaac ka muujieyy xaaladda nololeed ee magaalada Baydhaba, xilli ay Al-Shabaab ka hor istaageen baabuurtii wadday cuntada iyo shidaalka.
Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaano ka hadlay xayiraadda la geliyey Baydhaba