Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlay xarigga wariye Busharo Baandey oo ku xiran magalada Hageisa in ka badan 80 habeen.
Warkan waxaa Hargiesa kasoo diray weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Xarigga weriye Bishaaro