Xildhibaan Mustafe Axmed Kheyreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay jadwalka dooraashooyinka ee ay guddiga dooraashoyinku mudeeyeen uu meesha ka saarayo dib u dhac doorasho iyo mudo kordhin danbe.
Xildhibaan Mustafe Khayreeye aya Hargeysa ugu warramay weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule, ugu horeyna waxa uu ka jawaabayaa sida uu arko go’ankii gudiga.
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaan Kheyreeye oo ka hadlay go'aanka guddiga doorashada